Inaa Lilaah Wa Inaa ILayhi Raajucuun ,Maamulka iyo wariyayaasha Shabakada Wararka Ee Awdalpress Waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Diryaaan Qoyska iyo Qaraabada Marxuum Cabdi Ibraahim Xaaji . Xuseen (Cabdi Fanax) oo ku geeriyooday Dalka Sweden.isla markaasina maanta oo sabti ah lagu Aasi Doono Dalkaasi ,ILaahay janatul fardowsa hageeyo Samir iyo Iimaan Eebbe ha innaga wada siiyo Amiiiiiiiin
Awdalpress.Com