Boorama(Awdalpress) 22-4-15- dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ayaa maanta aragtiyo kala duwan ka bixiyey goaankii gudida doorashooyinka somaliland ku dhawaaqeen shalay kaasi oo ay dib ugu dhigeen hal sano doorashooyinka madaxtooyada iyo wakiilada Somaliland .
Halka Ka Daawo :





