INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJCUUN.
Annaga oo kala ah asxaabta hoos ku qoran waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa walaalkayo Abdi Egeh Ahmed iyo dhammaanba reer Egeh Ahmed Good, geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkii Ali Egeh Ahmed Good oo ku geeriyooday dalka maraykanka waxaan illaahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.
1) Abdirahman abdillahi jimcaale
2) Hassan Mouse Khalif
3) Abdirahman Omer bille
4) Abdirahman xaaji daahir
5) Abdirahman Omer Egeh
6) Rashiid Nur Egeh
7) Ahmedwali Sh. Omer Good
8) Mohamed Omer Bille
9) Xaaji Mohamed Xuseen Siciid
10. Abdirahman Xaaji Yusuf
11. Saleebaan Faarax Barre
12. Abdirahman Ali Kaahiye
13. Mohamoud Omer Sh. Ibrahim
14. Hussein Cige Faarax ( Mayke )
15. Bashir Mahamoud Yusuf
16. Ahmed Ibrahim Taani
17. Haaruun Sh. Abdiraham Qaaddi
18. Faarax Hassan Badeed
Awdalpress




