$ 0 0 Boorama(Awdalpress) 24-4-15-Ururka suxufiyiinta somaliland ee SOLJA ayaa maanta kulan aqoon korodhsi ah u qabtay qaar ka mid suxufiyiinta magaalooyinka Boorama,berbera iyo gabiley kaasi oo mudo labo maalmood ah ka socon doono huteel rays ee magaalada Boorama . Halka Ka Daawo :