Boorama(Awdalpress) Gudoomiyaha Gobolka Awdal iyo masuuliyiin ka socotay wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa maanta ka qayb galay kalfadhigii labaad ee golaha deegaanka degmada Boorama kaasi uu gudoominayey maayir ku xigeenka degmada Boroma maxamed muxumed faarax isla markaasina ay soo xaadireen 13 xildhibaan .
kalfadhigaasi oo maayirka magaalada Boorama uu ka kaga maqnaa hawlo shaqo awgeed oo uu ku joogo magaalada Hargeysa .
HALKAN KA DAAWO :





