Awdalpress – Hargeysa – Qabiilaysiga ku soo xoogaysanaya Somaliland ayaa maalinba beelo amma beeli ay cabasho iyo xaq darro tirsanaysaa, maantana waxa ugu dambeeyey beesha Ciida-gale oo muddaba dhulkoodii qayb laga dhigayo dan guud, ayaa maanta caddaysay in ay dhulkooda ilaashanayaan taakana aan laga qaadi karin.
Warkaasi oo faah faahsan halkan ka daawo.
Awdalpress





