Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Abwaan Hadraawi oo hees aad u macaan u tiriyey Xamar. Oo sababta xilligan uu ugu heesay Xamar waa maxay?

$
0
0

hadraaawi iyo heesiisa xamaray ma nabadbaaAwdalpress – Abwaan Hadraawi waa hal abuur Somaliyeed oo caan ka ah degaannada Somalida. Waxana uu ku xeel dheer yahay hal abuurka maansooyinka, gabayada iyo heesaha. Maanta waxa uu la soo toosay heestan macaanka badan, ee uu ugu halaan halayo dadkiisa kala firdhay, ee waa sida uu sheegaye la kala geeyey, ee gumaysi kala qoqobay.

Heestani waxa uu Abwaan Hadraawi dadkiisa ugu sheegayaa in uu gumaysi kala qoqobay dalkiisa, dadkiisiina uu hub isugu dhiibay, laakiin aanu xaal sidaa sii ahaanay.

Xamaray ma nabad baa…. ayuu saaka leeyahay, oo muxuu hore u odhan waayey ama uu Hargeysa ugu heesi waayey. Waa arrin dad badan ka yaabisay, in Hadraawi oo muddo sannaddo ahba ka gaabsaday in uu suugaantiisii gacan togleeyo. Oo weliba loo malaynayey in uu u xuub siibtay Somaliland. Iskana nacay Somali iyo Xamar. Balse waxa uu maanta u ilmaynayaa quruxdii, caasimadnimadii Xamar. Hilaw maahee malaha waa farriin cusub oo siyaasad cusub la iman doonta.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images