Boorama(Awdalpress) 05-05-15 xildhibaan mukhtaar indhosheed oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Boorama isla markaasina laga soo doorto deegaanka Idhanka ayaa shirkada telesom xarunteeda Magaalada Boorama ku eedeeyey in ay iska horkeen beeleed ka wada deegaankaasi .
HALKAN KA DAAWO :





