Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

SHIRKADDA KALUUMAYSIGA EE POINTUS MARINE OO HURUMAR BALAADHAN KU TALLAABSATAY.

$
0
0
NOAA Ocean Explorer: Exploring Alaska's Seamounts 2002Awdalpress – London – Shirkadda wayn ee caanka ah ee lmagaceedu uu yahay Points Marine, fadhigeedu yahay waddanka Somaliland oo horumar balaadhan samaysay,  ka dib markii ay keentay Qalab Casri ah oo noociisa hore  aan loo arag oo lagu magacaabo New Ice Plant to Boost Somaliland Fisheries Sector.
Qalabkaasi oo kaluunka ka dhigi doona mid mar walba daray ah oo dhadhankiisa iyo tayadiisa kor u qaada. Shirkada Points Marine ayaa hawl gal balaadhan Ka wada Waddanka Somaliland gaar ahaan magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera. Shacabka Soomaliland oo aad u Danaynaya ayaa bogaadiyay  Hawl wadeenada Shirkada Points.
Maamulaha Guud ee shirkada Pointes Marine Mohamed Yuusuf Cali Guray ayaa caddeeyay in qalabka casriga ahi wax badan ka qaban doono kalluunka tayadiisa iyo dhadhankiisa & horumarkisa. Fadlan halkan hoose Ka akhri qoraalkan oo ku qoran luqada afka Ingiriisla.
Mustafa Ismail Ahmed.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images