Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Heestii ahayd…WAXAN NAHAY WAADIGA DUGSIYADA…ereyadii Hassan Sh. Muumin iyo codkii macaanaa ee Mohamed Mooge.

$
0
0

amoudAwdalpress – London – Abwaan Hassan Sh. Muumin Allaha u naxariistee waxa uu tiriyey heesta qiimaha badan ee WAXAN NAHAY WAADIGA DUGSIYADA… Hoobalkii codka macaanaa Mohamed Mooge isna Allaha u naxariistee ayaa codka iyo muusigaba sameeyey heestan.

Heestani aad dhegeysan doontaan, markii loo tarjumay macallimad ka mid ah macallimiinta waxa ka dhigta dugsi Maraykanka ku yaal, ayaa aad ula dhacday, waxana youtube keedii ii soo helay nin aan asxaab ku nahay dhinaca media ha oo la yidhaa Abdillaahi, anna waxan jeclaystay in aan la wadaago akhristayaasha shabakadda.

Sidoo kale waxan ku talin lahaa in heestan la baro ardayda Somaliyeed ee af Somaliga ku hadasha amma Somali ka soo jeedda.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images