Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xisbiga Jamhuuriga oo doorashadii dalka Ingiriiska ku guulaystay iyo David Cameron oo durba iclaamiyey dhawrka mansab ee dalka ugu sarreeya.

$
0
0

Awdalpress – London – Doorashadii tan ka horreysey ee ka dhacda dalka Ingiriiska waxa dawlad wadaag ah soo wada dhisay xisbiga Jamhuurka iyo xisbiga Liberal Demoratis ka. Waayo, xisbina ma gaadhin guul uu kelidii ku soo dhisi karo dawlad. Laakiin maanta waxa awood sheegtay xisbiga Conservative ama Jamhuurka oo guul aan la arag ka soo hooyey doorashadii shalay loo dareeray. Sidaasi daraaddeed ayuu durba PM David Cameron ku dhawaaqay 10 boos ee ugu mudan dawladdiisa.

David

Guusha ay xisbiga Tories ama Jamhuurku ku faanayaan ayaa shaxdeedu sidan u dhignayd;

 

 

 

 

 

 

 

 

 

NATIIJADII KAMA DANBAYSTA AHAYD: Tories waxa uu helay 331 kursi (waxa uu kor u kacay 25 kursi), Labour 232 kursi (waxa uu hoos u dhacay 24 kursi), SNP waxa uu helay 56 kursi  ( waxa uu kor u kacay 50 kursi ), Lib Dems waxa uu helay 8 kursi (waxa uu hoos u dhacay 48), Ukip waxa uu helay 1 (waxa uu hoos u dhacay 1)

 

 

 

Mudanayaasha mansabyadan laga dhaqaajin waayey ee uu David Cameron ku adkaystay in ay halkooda sii haysanayaan waxa ka mid ah:

 

 

  • Ra’isal wasaaruhu waxa uu iclaamiyey in  Chancellor George Osborne ahaan doono halkiisii ahayd Maaliyadda.
  • ‘Mr Osborne ayaa isna hore loo siiyey xoghayaha dawladda’ sidaa waxa yidhi PM.
  • Xoghayaha Arrimaha Gudaha waxa iyana ahaan doonta Theresa May si ay u dhammays tirto habaynta cusub ee Policka.
  • Xoghayaha Arrimaha dibadda waxa isna ahaan doona Philip Hammond oo loo igmaday in dib loola xaajoodo EU.

The Prime Minister announced that his long-serving Chancellor George Osborne would remain in the Treasury to see through the government's planned austerity drive

The Home Secretary Theresa May will also stay in position, the Prime Minister announced this evening

 

Awdalpess

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images