Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gudida Masjidka Sh.Nuur Oo Baaq U Diray Dhamaan Bulshaweynta Deegaankaasi Gude iyo Dibada In Ay Ka Soo Qayb Qaataan Dhismaha Masjidka Sh.Nuur

$
0
0

masjidBoorama(Awdalpress) 11.05.2015-Gudidada Masjidka Sheekh Nuur Ee Deegaanka Sheekh Nuur ayaa ugu baaqday dhamaan qurbo-joogta iyo Qolqol joogta ku dhalatay deegaankaasi iyo Umada Islaamka dhamaanteeda in ay ka soo qayb qaataan Dhameystirka Masjidka sheekh Nuur oo ay dadka deegaankaasi soo gaadhsiiyeen lintelka isla markaasina u baahan in la dhameystiro .

HALKAN KA DAAWO BAAQ GUDIDA MASJIDKA .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images