Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Mohamed Haamud Sheikh

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

tacsi1142

Dhammaan dadkan hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Maxamed Xaamud Sheekh oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho,  waxaana ay Illahay uga baryayaan marxuumka in uu Jannadii ka waraabiyo, eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo aaamin.

1. Farxaan siciid khaliif
2. Muuse ismail ahmed
3. Cisman sh cumar sh muuse
4. Muxmed abdi bade
5. Ahmed muxmed nur
6. Abib dahir camir
7. Cumer xashi muxmed
8. C/raxman carab daud
9. Axmed welli cumer mumin
10. Liban ismail mumin
11. Bashir abdi abdillahi
12.Bashir galimays
13. Cali Muse Xuseen
Aammin
Muhumed Abdi Bede
Sweden

Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles