Xarunta Cilmi Baadhista iyo Tayaynta Qaranka Somaliland waxa ay hambalyo iyo...
Xarunta Cilmibaadhista iyo Tayaynta Qaranka Somaliland (Xil-tayayn Qaran) Ujeeddo: Hambalyada 18-ka May XTQ 0002/2015 London,...
View ArticleHargeisa’s Isolation & Idiosyncratic Presidency in the South: A Fool’s Errand!
From a bogus democracy to a creeping dictatorship, Somaliland kept itself in a self-imposed isolation for the last 23 years, claiming to be a democratic tribal land, Africa’s best kept secret. We’ve...
View ArticleWasiirka Xannaanada xoolaha Somaliland Mudane Omer Sh. Mohumed Farah oo si...
Awdalpress – Magaala Cad – Magaala madaxda degmada Magaala Cad ayaa ka mid ah magaalooyinka loo tiriyo in ay xukuumadaha Somaliland soo maray ay aad uga gaabiyeen. Magaaladan oo kaabka ku haysa...
View ArticleXuska 18 May Oo Si Balaadhan Looga Xusay Degmooyinka Dilla iyo Magaalo-Cad Ee...
Dilla(Awdalpress) sanadguuradiii 24 aad ee gooni isu taaga Somaliland ayaa si balaadhan looga xusay Degmooyinka Dilla Iyo Magaalo-cad ee Gobolka Awdal halkaasi oo dadweynaha ku nool Degmooyinkaasi uu...
View ArticleTacsi ku socota ilma Maxamuud Ahmed Nuur oo hooyadood Cawo Hanfi ku...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilma Maxamuud Ahmed Nuur oo ay hooyadood Cawo Hanfi ay ku...
View ArticleTacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Maxamed Xaamud Sheekh oo ay...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Halkan waxa tacsi tiiraanyo leh ka diraya reer Sh. Omer Goth, oo ay u diraya eheladii iyo qaraabadii oo ay ugu horreeyaan carruurtii uu ka baxay Marxuum...
View ArticleSida uu daabacay wargeys ka soo baxa dalka Kenya ayaa lagu sheegay in gabdho...
Awdalpress – London – Warbixin uu Maanta soo daabacay Wargayska Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa lagu sheegtay in labo gabdhood oo Soomaalida Kenya ah ay ku biireen kooxda Daacish,kaddibmarkii...
View ArticleTacsi Tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Mohamed Haamud Sheikh.
Dhammaanba dadka hoos ku qorani, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii uu ka baxay Marxuum Mohamed Haamud Sheikh, oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Waxana ay Ilaahay uga baryayaan...
View ArticlePresident Ahmed Silanyo’s Tactics to Prolong Rule Indefinitely
On May 11, 2015, Somaliland’s Upper House (Guurti) decreed that presidential and parliamentary elections will be held 1 year and 10 months after President’s Silanyo’s term of office ends on June 26,...
View ArticleTacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Mohamed Haamud Sheikh
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Dhammaan dadkan hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Maxamed Xaamud Sheekh oo shalay ku geeriyooday...
View ArticleDawladda Ciraaq oo dad naftood hurayaal ah oo u dagaallama.
Dawladda Ciraaq waxa ay dalbatay dad mutadawiciin ah oo la dagaalama Daacish kana caawiya in dib looga qabsado magaalada Ramadi. Qoraal ay soo saareen Gollaha Wasiirada ayaa lagu sheegay in ay...
View ArticleTacsi tiiraanyo leh oo ku socota qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay Marxuum...
Dhammaanba asxaabta iyo ehelka hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Mohamed Haamud Sheikh. Oo maalintii shalay ahayd si...
View ArticleTacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii marxuum Mohamed Haamud Sheekh
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Dhammaanba dadka hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariisktee marxuum Mohamed Haamud Sheekh oo...
View ArticleTacsi ku socota eheladii Marxuum Mohamed Haamud Sheikh oo uu diyaro Wakiilka...
INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Noolaba waa dhinte. Qof dunidan ku waarayaana ma jiro. Aniga oo ah Ali Ismael Hassan wakiilna Frence uga ah Jamhuuriyadda Somaliland, waxan halkan tacsi...
View ArticleAwdalpress maanta waxay idiin soo xushay Muxaadaradan ka warramaysa Aakhiro...
Awdalpress – London – Marka geeri naxdin lihi dhacdo, waxa gaal iyo muslinba u caado ah in ay ka argagaxaan oo ay naftooda u cabsadaan, ka fekeraan dimashada iyo in aanu qofna ka badbaadayn. Weliba...
View ArticleWasiirka Xannaanada Xoolaha Omer Sh. Muhumed Farah ( Omer-yare ) oo booqday...
Awdalpress – Borama – Wasiirka Xannaanada Xoolaha Mudane Omer Sh. Muhumed Farah ayaa maanta booqaday Jaamacadda cusub ee la yidhaa Horn International ee ku taalla magaalada Borama. Awdalpress
View ArticleSomaliland election postponement; Responsible action or irresponsible delay...
In the face of public disapproval, the rise of opposition parties, and recommendations from the National Election Commission and international donors, the Somaliland House of Elders—an unelected...
View ArticleIn memory of adeero Mohamed Hamud Sh Muhumed
It is truly with a heavy heart that I pass on my sincerest condolences to Mohamed Hamud’s daughters and family. The news of adeero Mohamed Hamud’s passing, has struck a deep cord with me. I was...
View ArticleDagaal lagu ugaadhsanayo kooxda oo ka socda Bakool iyo nawaaxigeeda.
Awdalpress – Baydhaba – Dagaallo u dhexeeya Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa ka socda deegaanka Guddo oo degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool ka tirsan, sida uu HOL u...
View ArticleSarkaal ciidammada Uganda ka tirsan oo dad shacab ah ku laayey degmada...
Awdalpress – Kampala -vSarkaal ka tirsan ciidammada dalka Uganda, ayaa habeennidamadii Khamiistii Degmada Kaabong ee dalka Uganda ku dilay afar qof oo shacab ah, isaguna markii dambe is-dilay....
View Article