INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilma Maxamuud Ahmed Nuur oo ay hooyadood Cawo Hanfi ay ku geeriyootay magaalada Borama.
Marxuumadda waxan Ilaahay uga baryeynaa uu Jannadii ka waraabiyo eleladeedii oo ay ugu horreeyaan carruurtoodana uu eebbe ka siiyo samir iyo iimaan ka siiyo.
Aammiin