Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Doorashada dalka Ethopia oo maalinta Axadda ah ay shacabku u dareeri doonaan....

Ku dhawaad 37 Million oo ka mid ah dadka reer Ethiopia ayaa la filayaa inay ka qayb galaan doorashada Axada soo socota ka dhacaysa dalka Etrhiopia, in kasta oo dawladda haatan talada wadan kaasi haysa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fasting for your health: Harmful or helpful?

Depriving yourself of something you want is difficult enough, but fasting is more than simple self-denial: It goes against your physical needs and a lifetime of habits and mores. This self-denial is...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Shaqalaha Diiwan Galinta G/Awdal Oo Fariin U Diray Wasiirka Arimaha...

Boorama(Awdalpress) shaqaalaha diiwaan galinta madaniga ah ee gobolka Awdal ayaa maanta shir jaraid ku qabtay barxada hore ee xafiiska maamulka Gobolka Awdal kuwaasi oo fariin u diray wasiirka arimaha...

View Article

Dhalinyarada Bariga Boorama Oo Taageertay Baaqii Nabada Ee Suldaanka Guud Ee...

Boorama(Awdalpress) dhalinyarada bariga magaalada Boorama ayaa maanta si mugle u taageeray baaqii nabada  suldaanka guud ee beelaha gadabursi suldaan saleebaan cali ismaacil kaasi oo ugu baaqay dhamaan...

View Article

Wasaaradda amniga oo ka hadashay dilkii Xildhibaan Dirir

Wasaaradda amniga qaranka ee xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in askar ka tirsan ciidamada xoogga dalka ay ku lug lahaayeen dilkii shalay magaalada Muqdisho loogu geystay mudane ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland: Qaxootiga Yemen Waan Joojinay

Awdalpress – Hargeysa – Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay joojisay Qaxoontiga ka soo qaxaya dalka Yemen ee soo galaya Somaliland, iyadoo sabab uga dhigtay laba arimood oo kala ah  dhinaca...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota eheladii Marxuum Col. Ali Abdillaahi Iiman.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Dhammaanba reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaanba waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Ali Abdillaahi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaamiyeyaasha Mucaaradka Oo Ka Hadlay Wada Hadalka Ay Xukumadda Kula Jiraan

Hargeysa(Awdalpress)May-25-2015-Hogaamiyeyaasha labada Xisbi Mucaarad, Eng Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa shir jaraa’id oo ay wada jir ugu qabteen xarunta Xisbiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bangi Caalamiya Oo Laga Furay Muqdisho

Muqdisho(Awdalpress) bangi caalamiya ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya kaasi oo ay ka soo qayb galeen dadweyne kale duwan . Halka Ka Daawo :

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ethiopia in first vote since Meles Zenawi’s death

Predictions of a comfortable win for the governing party did not deter voters Meles Zenawi…. the legent. Ethiopians have been voting for a new parliament in the first election since the death of...

View Article

Hoggaamiyaha qiimaha leh ee dadkiisa iyo dalkiisa wax u qabta taariikhdu ma...

Faallo uma baahna horumarka Ethopia ku tallaabsatay, waxana ka markhaati kacaya warbixintan ay AlJazira ka diyaarisay usbuucan loo diyaar garoobayey doorashada. Halkan hoose ka daawo waraysiga lala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka Ingiriiska u fadhiya Addis Ababa iyo madaxda saddexda xisbi qaran ee...

Awdalpress – London – Labada Xisbi ee mucaaradka ah Waddani iyo UCID oo dhinac ah iyo dhanka kale oo Kulmiye ah ayaa maalmahanba waxa ay ku murmayeen wakhtida dheeriga ah ee ay Guurtidu ugu dartay...

View Article

Ururka Yurub maxay ka yidhaahdeen qaxootiga ka soo qaxaya waddammada dunida...

Awdalpress – London – Qaxooiga ayaa dhib ku haya waddammada reer galbeedka ee Yurub, waxana sannad walba dalalka Itali iyo Yurubta kale soo gala dad ka baddan kumannaan qaxooti ah. Dadkaasi marka ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tira koobka beenta ah ee dawladda Somaliya sheegtay in ay ka sameeyeen...

Awdalpress – London – Waxa maanta uu wasiirka qorshaynta Somalia waraysi siiyey uu siiyey BBC da laanta afka Somaliga ku sheegay in ay sameeyeen tiro koob si cilmiyeysan ay uga hawl galeen. Sida aad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Qorshaynta Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey tira koobka ay Somalia...

Awdalpress – London – Wasiirka Qorshaynta Somaliland ayaa caddeeyey in ay ka Somaliland ahaan ay ka hawl galeen tiro koob mala awaal ah, laakiin waxa uu hoosta ka xarriiqay in aanay Somalia xaq u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Abdiraxman Zaylici oo shaaca ka...

Awdalpress – Hargeysa – Sidii aan wararkii hore ku soo sheegnay, waxa caawa uu M/xigeenka Somaliland ku dhawaaqay in heshiis laga gaadhay wakhtigii la qaban lahaa doorashada foodda ku soo haysa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland to pick Berbera port partner by end of year

Thursday, May 28, 2015 ABIDJAN – Somaliland expects to choose a partner to develop and manage its Berbera port by the end of the year, with construction expected to start early next year, the...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-Galin Khayriya

Waxaa walaalaha muslimiinta laga codsanayaa inay ka qaybtaaan dhismaha masjidka sh.nuur oo ku yaala deegaanka sh.nuur ,waa baytulaahi qofkastaanna inta uu gashado ayuu leeyahay waana ajri aan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasiga caanka ah ee Ahmed Abdisalaan ee isku soo sharraxay...

Awdalpress – Muqdisho – Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa lagu Qabtay maanta Munaasabad lagu soo Dhaweynayay Danjire, Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan oo dhawaan Shaaciyay inuu yahay Murashax u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee Loo Dilay Qadaafi (Mansuur Daa’uud) oo Ka War Bixinaya

Mansour Daoud oo ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca amaanka keligii taliyahii la dilay ee Macmar Al Qadafi ayaa Sarkaalkani wuxuu ag joogay intii uu dhuumalaysiga ku jiray Qadaafi ilaa...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live