Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiirka Qorshaynta Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey tira koobka ay Somalia ku sheegteen in ay siddeeddii gobol ee Somalia ka sameeyeen. ( Halkan ka dhegeyso )

$
0
0

Sacad Ali ShireAwdalpress – London – Wasiirka Qorshaynta Somaliland ayaa caddeeyey in ay ka Somaliland ahaan ay ka hawl galeen tiro koob mala awaal ah, laakiin waxa uu hoosta ka xarriiqay in aanay Somalia xaq u lahayn in ay sheegtaan in ay tira koob ka sameeyeen Somaliland.

Wasiirka ayaan ka hadal tira-koobka iyo tirada gobollada ee shaxda lagu soo dhigay, balse waxa uu ku cel celiyey in aanay xogta Somaliland u gaar ah Somalia sheegan karin.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles