Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Abdiraxman Zaylici oo shaaca ka qaaday in saddexdii xisbi Qaran ay wakhtigii doorashada ee la isku hayey ka gaadheen heshiis wada jir ah.

$
0
0

Breaking_NewsAwdalpress – Hargeysa – Sidii aan wararkii hore ku soo sheegnay, waxa caawa uu M/xigeenka Somaliland ku dhawaaqay in heshiis laga gaadhay wakhtigii la qaban lahaa doorashada foodda ku soo haysa Somaliland. Laakiin ma faah faahin qaabkii loo heshiiyey, waxanu sheegay in sidii caadada u ahayd SOmaliland uun loo heshiiyey.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles