Boorama(Awdalpress) dhalinyarada bariga magaalada Boorama ayaa maanta si mugle u taageeray baaqii nabada suldaanka guud ee beelaha gadabursi suldaan saleebaan cali ismaacil kaasi oo ugu baaqay dhamaan bulshada reer awdal in ay nabada ilaaliyaan .
Halkan ka Daawo: