Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Doorashada dalka Ethopia oo maalinta Axadda ah ay shacabku u dareeri doonaan. ( Warka oo maqal ah dhegeyso )

$
0
0

Ku dhawaad 37 Million oo ka mid ah dadka reer Ethiopia ayaa la filayaa inay ka qayb galaan doorashada Axada soo socota ka dhacaysa dalka Etrhiopia, in kasta oo dawladda haatan talada wadan kaasi haysa la filayo inay si fudud ugu guulaystaan doorashadan markii shanaad. Hadana xisbiyada mucaarad ka ah ayaa ku jira Ololahooda.

Sida ay ku soo waramayso wariyaha VOA da ee Addis Ababa Marthe van der Wolf, ilaa 58 xisbi siyaasadeed ayaa ku loolamaya Doorashada qaran ka ee dalka Ethiopia ka dhacaysa maalinta Axada 24 May.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles