Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Fadeexadda Berbera: Dadka Somaliyeed ee ka soo qaxay dagaalka Yaman kuna silcaya dekedda Berbera. ( Hoos ka dhegeyso )

$
0
0

breaking-news1Waxa markhaati ma doon ah sida naxariis darrada ah ee dadka qaxootiga ah ee ka soo cararay dagaalka Yaman looga hor joogsaday in ay ka soo degaan markabka ku soo xidhay dekedda Berbera. Waxana lagu fulinayaa amarkii uu soo saaray wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Waran Cadde.

Hoos ka dhegeyso sida ay wax uga dhacayaan Berbera.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles