Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Allaha u naxariistee waxa maanta magaalada Borama aas qaran loogu sameeyey Xildhibaan Abdillaahi Ali Hussein.

$
0
0

breaking-news1INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Allaha u naxariistee waxa maanta magaalada Borama ku geeriyooday Xildhibaan Abdillaahi Ali Hussein oo xubin ka ahaa golaha guurtida Somaliland. Sidoo kale waxa uu kaalin mug leh kaga jiray odayada nabadda jecel ee Somaliland.

Marxuum Xildhibaan Abdillaahi Ali ayaa u geeriyooday xanuun ku soo booday, waxana maanta aas qaran loogu sameeyey magaalada Borama. Waxana aaskii Xildhibaanka ka soo qayb galay mas’uuliyiin uu hoggaaminayey wasiirka Xannaada Xoolaha Omer Sh. Muhumed Faarax iyo wax garad kale. Waxana uu wasiirku tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii uu ka baxay iyo dhammaanba bulshada Somaliland. Ilaahayna waxa uu uga baryey in uu Jannadii ka waraabiyo.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles