Abdisalaan Cabsiiye ( Wajaale ) oo soo saaray Alban cusub iyo heesta GARASHO...
Fannaanka da’da yar ee Abdisalaan Isaaq Cabsiye ( Wajaale ) oo Alban cusub soo saaray, ayaan ka hellay heestan Garasho oo ka mid ah Albankaasi, nalgula raaxaysta codka macaan ee wajaale Awdalpress
View Article“Taanbuug- ama Teendho-jidheedkii Afqaaniga ahaa” The Afqani Body Tent!
Ku ma talo gashanayn in galabtaas aan ka qayb galo oo ma ba ogayn, hase yeeshee aniga oo shaqada ka sii baxaya ayaan illinka ku la kulmay Ayaan Maxamuud oo aannu wax badan ka wada hawl geli jirnay...
View ArticleBaarlamaanka Federaalka Somaliya oo cod Aqlabiyad ah ku ansixiyey mooshin...
Awdalpress – Muqdisho – Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Cod Aq-labiyad ah ku Ansixiyay Mooshinii laga keenay Baarlamaanka Jubbaland, kaas oo dhawaan laga keenay mooshin,...
View ArticleBuurta Siimoodi waxa ka taagan dhibaato ay ka danbeeyaan xubno isugu jira...
Awdalpress – London – Waxa muddo sannad ahba buuq iyo muran ka taagnaa dadka degaanka Siimoodi iyo shirkad Chinis ah oo macdan ka gurata buurta Siimoodi oo ruqsad ka heshay xukuumadda Somaliland. Waxa...
View ArticleAllaha u naxariistee waxa maanta magaalada Borama aas qaran loogu sameeyey...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Allaha u naxariistee waxa maanta magaalada Borama ku geeriyooday Xildhibaan Abdillaahi Ali Hussein oo xubin ka ahaa golaha guurtida Somaliland. Sidoo kale waxa...
View ArticleTacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Xil. Abdillaahi Ali Hussein
INNAA ILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Dhammaanba dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo ummaddii uu ka baxay marxuum Abdillaahi Ali Hussein oo...
View ArticleWasiirka Beeraha Somaliland oo ku gooddiyey in aan xildhibaannada danaysanaya...
Awdalpress – Borama – Wasiirka Beeraha Somaliland mudane Omer Sh. Muhumed Faarax ( Omer-yare ) oo booqasho ku jooga magaalada Borama ayaa mar uu la kulmay xildhibaannada degmada Borama, waxa uu ku si...
View ArticleBadhasaabka G/Awdal Oo Soo Bandhigay Hub ay Sheegeen in ay Qabteen iyo...
Borama(AwdalpressBadhasaabka Gobolka Awdal ayaa sheegay in hub lagu qabtay Degmada Baki kaasi oo uu soo bandhigay isla markaasina uu sheegay In Dad loo soo xidh xidhay hubkaasi ,waxaa taasi beeniyey oo...
View ArticleFadlan U Gargaar: Hooyo faqiir ah Saddex Mataanood ku u mushay Magaalada Boorama
Boorama(Awdalpress) Hooyo saddex mataanood ku umashay cusbitaalka Alxayaat ee magaalada Boorama, oo ka soo barakacday abaarta deegaanka Seemaal ayaa ka codsatay dhammaanba ummada muslimiiinta ah ee...
View ArticleWasiirka Waxbarashada Somaliland Geedoole oo ka hadlay dib u dhiska jidka...
Awdalpress – Hargeysa – Wasiirka Waxbarashada Somaliland Mudane Faarax Cilmi Geedoole ayaa aad u soo dhaweeyey jidka dib loo dhisayo ee isku xidha magaalada Dilla iyo Hargeysa, waxana uu ku sheegey si...
View ArticleBAAQ IYO DIGNIIN: Sun ku dhiman meyno….. rasaas baan ku dhimaneynaa …Buurta...
Maalintii Axaddii ee ay taariikhdu ahayd Juun 7, 2015, ayaa qurba-jooga Beelwaynta Reer Nuur ee daggen Woqooyiga Ameerika (North America) shir taleefan (Tele-conference) oon loo kala hadhin isugu...
View ArticleKooxda Suufiyada ee gobollada dhexe ayaa diiday in ay ka baxaan magaalada ay...
Awdalpress – Guri Ceel – Dagaalyahannada Suufiyiinta ee gobollada dhexe ayaa Axaddii aynu soo dhaafnay ayaa Gacanta ku haynta Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galguduud kala wareegay dawladda...
View ArticleHeestii Cunnaabi iyo codkii dahabiga ahaa ee Saado Cali iyo Qalinle AUN aan...
Cayuun Nacas ah mooyee Gaaridu ma caasido Curadkii hagaagee Ciiddaw shaqeeyee… Tudcahaasi waa kuwo ka mid ah heesta Cunnaabi oo ay wada qaadi jireen Saado Cali iyo Qalinle. Waxa ay heestani i...
View ArticleBoqortooyada Isku-tagga Imaaraadka Carabta oo gaadiid ciidan ugu deeqday DF...
Awdalpress – Muqdisho – Dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa Qalab iyo gaadiid ciidan oo ay ugu deeqday booliiska Somalia ku wareejisay Wasaarada Amniga Gudaha Soomaaliya. Gaadiidkan oo ah kuwa...
View ArticleQaar ka mid ah duubabka Dhaqanka G/Awdal Oo Ganafka Ku Dhuftay Hubkii Ramaax...
Boorama(Awdalpress) Odayaal ka mid ah duubabka dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Boorama, waxaanay si adag uga hadleen hub guddoomiyaha Gobolka...
View ArticleNinkii dhex dhexaadiyaha ka ahaa sii dayntii suxufiyadda Amanda Lindhout iyo...
“Waxaa I af-duubtay Wiilal dhallinyaro ah, kuwaasoo Ciqaab Adag ii geystay… Waxanan aad ula yaabi jiray inay mar walba i garaaci jireen, kufsina igula kici jireen,” ayay tidhi Amanda Lindhout oo...
View ArticleWasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiirrigelinta maalgashiga Somaliya Mudane...
Awdalpress – London – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, C/salaam Xaaji Hadliye oo ku sugan Magaalada Johannesberg ee wadanka Koonfur Afrika oo uu ka socdo Shir madaxeedka 25-aad ee Midowga Afrika...
View ArticleSudanese President Umar al-Bashir has left South Africa and is returning to...
Awdalpress(Khartoum) 14 jun 2015–Sudanese President Umar al-Bashir has left South Africa and is returning to his nation’s capital, Information Minister Ahmed Bilal Osman said. “The president finished...
View ArticleMUWAADDIN REER SOMALILAND AH OO CIIDAMMADA JABUUTI SI FOOL XUN U DILEEN...
Waxa habeenkii Jimcihii ee ay taariikhdu ahayd 12kii June 2015, ayaa sida warar xaqiiq ahi sheegayaan ay ciidammada Jabuuti ee xadka ilaaliyaa gacanta ku dhigeen Marxuun Ibrahim Farah. Marxuumka oo...
View ArticleGolaha Deegaanka Hargeysa; Waa Xaabo Ay Bulshadu Qiiq Uun Ka Dhaxashay!
Magaalo waliba waxa ay leedahay gole deegaan oo lagu soo doorto doorasho cod-bixin ah oo ay dadku codkooda siiyaan kolba cidda ay u gartaan in ay wax ka qaban karto bilicda iyo nadaafadda degmadooda....
View Article