Borama(AwdalpressBadhasaabka Gobolka Awdal ayaa sheegay in hub lagu qabtay Degmada Baki kaasi oo uu soo bandhigay isla markaasina uu sheegay In Dad loo soo xidh xidhay hubkaasi ,waxaa taasi beeniyey oo ganafka ku dhuftay cuqaasha iyo madaxdhaqameedka ka mid ah deegaankaasi degmada baki isla markaasina iftiimiyey in aanay jirin cid loo soo qabtay hubkaas.
Halkan Ka Daawo :