Awdalpress – Borama – Wasiirka Beeraha Somaliland mudane Omer Sh. Muhumed Faarax ( Omer-yare ) oo booqasho ku jooga magaalada Borama ayaa mar uu la kulmay xildhibaannada degmada Borama, waxa uu ku si adag ugu sheegay in tallaabo laga qaadi doono xildhibaanka aan shaqadiisa garanayn. Wuxu yidhi, ‘Kii is leh qabiil baad ku timid xilkan, waad lunsan tahay, been baanad isku sheegeysaa.’.
Awdalperss