Awdalpress – Hargeysa – Wasiirka Waxbarashada Somaliland Mudane Faarax Cilmi Geedoole ayaa aad u soo dhaweeyey jidka dib loo dhisayo ee isku xidha magaalada Dilla iyo Hargeysa, waxana uu ku sheegey si mug leh uga hadlay faa’iidada uu u leeyahay mujtamaca gobollada galbeedka ka xiga Hargeysa. Waxana uu yidhi:
↧
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Geedoole oo ka hadlay dib u dhiska jidka isku xidha Dilla iyo Hargeysa.
↧