Boorama(Awdalpress) Odayaal ka mid ah duubabka dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Boorama, waxaanay si adag uga hadleen hub guddoomiyaha Gobolka Awdal u soo bandhigay Warbaahinta isla markaasina la sheegay in laga soo qabtay Baki .
Halka Ka Daawo: