Boorama(Awdalpress) Agaasimaha wasaarada dib u dajinta Somaliland iyo Saraakiil ka socotay Hay’da UN-HABITAT ayaa maanta kormeer ku tagay 215 guri oo dhisamahoodu socodaan isla markaasina laga hirgalinayo Galbeedka Magaalada Boorama kuwaasi oo ay ka faa’idaysan doonaan dadka danyarta ah .
Halkan Ka Daawo:





