Dhamaanba dadka magacdoodu hoos ku qoran yihiin waxay Hambalyo u dirayaan meherka Boqor Cumar Xaashi Balay iyo Asma Cabdi Cilmi oo meherkoodu ka dhacay dalka Swedan.. Ilaahay guurkiina haka dhigo mid lagu barwaaqoobo wiil iyo caano, Gabadh iyo caano Aammmmiin
Caaqil Muxumed Cabdi Bade
Axmed Muxumed Nuur
Abiib Daahir Camir
C/raxmaan Ismail Hassan Dhibe
C/raxmaan Carab Daaud
iyo asxaab kale oo farabadan oo ay ka mid yihiin bahda shabakada awdalpress ayaa diraya hambalyada meherka labada Lamaane ..





