Awdalpress – London – Waa sida uu qaban qaabiyaha kulankani u qaybiyaye, waxa madasha ka hadli doona Afar aqoon yahan oo uu ugu horreeyo Prof. Hussien Ahmed Warsame, Mahamoud Ismail, Mahamoud Geeldoon iyo Prof. Ahmed Ismail Samatar oo uu gadaal mariyey. Wakhtiga la hadlayana waxa uu ku soo koobay in aqoon yahan kastaa uu hadli karo uun 15 daqiiqo.
Haddaba aan idiin kala baxo dooddii iyo sidii ay aqoon yahannadu uga kala jawaabeen, mawduuc uu daadihiyaha barnaamijkan doodda ahi uu ugu yeedhay saddex su’aalood oo dhammaantood ku saabsan Somaliland.
Awdalpress




