Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo:Hay’ada AMOUD Foundation Oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyey Cusbitaalka Al-Xayaat Ee M/Boorama

$
0
0

al xayaatBoorama(Awdalpress) Hay’ada Amoud Foundation  ayaa soo gaadhsiiyey cusbitaalka Alxayaat lacag ay ka iska soo  ururiyeen  Qurbo joogta reer Awdal ee Gobolka Dalas ee Dalka Maraykanka oo lacagtaasi ugu  deeqay  cusbitaalka Al-xayaat Ee Magaalada Boorama kaasi oo ah Cusbitaalka Ugu Casrisan ee Geeska Afrikan isla markaasina ay ka hawl galaan dhakhaatiir ajaanib ahi .

Waxaa deeqdaasi ka gudoomay Agaasimaha guud ee Cusbitaalka Al-Xayaat Dr Maxamed Xasan oo aad ugu mahad celiyey Hay’ada Amoud Foundaiton iyo jaaliyadaasi gobolka Dalas kuwa gobolada kalena ku booriyey in ay ku daydaan jaaliyadaasi.

Halkan Ka Daawo :


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images