Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xawaaladaha Oo Dib Uga Howl Galay Kenya

$
0
0

xawaaladahahshiriikadaha xawaaladaha Soomaalida ee dalka Kenya ayaa maanta mar kale dib u howl galay ka dib markii ay dowladda Kenya horey u xayirtay adeeggaasi.

Dawladda Kenya ayaa toddobaadkii la soo dhaafay sheegtay in ay si rasmi ah u shaacisay inay qaadday xayiraadii ay kusoo rogtay shirkadaha xawilaadaha Soomaalida. Kneya ayaa xayiraadda soo rogtay kadib weerarkii bishii Abriil Al-Shabab ay weerar ku qaadday Jaamacadda magaalada Gaarisa. Sharikdaha ayaa sheegay inay go’aankaas soo dhowaynayaan.

Warbixinta oo faah faahsan ka dhageyso lifaaqa hoose


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images