Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Af-hayeeka xukuumadda Soomaaliya oo is casilay

$
0
0

Af-hayeenkii xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa iska casilay xilkaas.

Ridwaan ayaa war qoraal ah ku sheegay inuu isu casilay arrimo isaga gaar u ah, uuna ra’iisal wasaaraha u gudbiyay is-casilaadda.

Wuxuu u mahadceliyay u mahadceliyay bahda ay wada shaqaynayeen muddadii uu hayay xilka.

Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa sidoo kale tilmaamay in had iyo goorba uu diyaar u yahay u adeegidda dalka iyo dadkiisa.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles