Sirdoonka Dowladda Soomaaliya oo Weeraray Baardheere
Awdalpress – Muqdisho – Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay markii ugu horraysay inay weerar ku qaadday goob saldhig ay ururka Al-Shabab ku leeyihiin magaalada Baardheere. Warbaahinta Dawladda ayaa...
View ArticleTacsi ku socota eheladii Marxuumad Amina Maxamed Geeddi oo Borama ku...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. KULLU NAFSIN DAA’IQATAL MAWT. Dhammaanba reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii ay ka...
View ArticleAf-hayeeka xukuumadda Soomaaliya oo is casilay
Af-hayeenkii xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa iska casilay xilkaas. Ridwaan ayaa war qoraal ah ku sheegay inuu isu casilay arrimo isaga gaar u ah, uuna ra’iisal...
View ArticleDowladda iyo Ahlu Sunna oo wada xallinaya khilaafkooda
Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa sheegtay inay wadahadal lagu xallinayo is-maandhaafkooda siyaasadda la billowday maamulka Ahlusunna waljamaaca. Wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya,...
View ArticleDAAWO: Masuuliyiinta Shirkada Telesom iyo Somtel Ee Buuhoodle Oo Ku Eedeyey...
Buuhoodle(Awdalpress) gudoomiyaasha shirkada isgaadhsiinta ee Somtel iyo Telesom ee Magaalada Buuhoodle ayaa ku eedeeyey Maamulka Khaatumo in ay ku luglahaayeen gubida Taawaro ku yaala deegaano hoos...
View ArticleWargaysyada Hargaysa iyo wixii ay ka qoreen dilkii Askari Boolis ahaa oo...
Hargeysa(Awdalpress) Sida ay sheegeen dad xogogaal ahi ninkii shalay xaafadda Cabaaye ee magaaladda Hargeysa ku dilay Alle ha u naxariistee askarigii ciidanka bilayska ka tirsanaa ayaa la sheegay inay...
View ArticleDhaqaatiirta ayaa waxay sheegayaan in surweelka Jiiniska ah la isu dhajiyo uu...
Warside lagu qoro arrimaha caafimaadka ayaa lagu sheegay in Gabar 35 jir ah ay qasab noqotay in sarweelkii jiiniska ahaa ee ciriiriga ahaa laga gooyo ka dib markii shanshooyinkeedu ay barareen....
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Ku Soo Laabtay iyo Afhayeen Dhuxul Iyo Wasiir...
Hargeysa(Awdalpress)June-23-2015- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu soo dhammaystay socdaal laba cisho qaatay oo uu ku tagay dalka...
View ArticleDAAWO:AFHAYEEN DHUXUL DOOR INTEE LEEG AYUU KU LEEYAHAY KHILAAFKA SAXAAFADA...
Hargeysa(Awdalpress) Afhayeenka madaxtooyada somaliland ayaa markii labaad saxaafada ka hor istaagay in ay su’aalo waydiiyaan madaxweyne siilaanyo oo safar uu ku tagay magaalada adiss ababa ka soo...
View ArticleTacsi Tiiraanyo Leh : Wasiirkii Hore Ee Shaqada Somaliland Marxuum Garaad Oo...
Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada awdalpress waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Maxamuud Ahmed Bare (Garaad ) oo Saaka ku Geeriyooday magaalada...
View ArticleTacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Mahmoud A Barre ( Garaad )
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Dhammaanba madaxda Qaranka Somaliland ee hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii, qaraabadii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay...
View ArticleDhammaanba dadka faraha badan ee hoos ku qorani waxa ay tacsi u dirayaan...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Dhammaanba Salaadiinta, Aqoonyahannada, Waxgaradka iyo mas’uuliyiinta hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayana eheladii, qaraabadii iyo qaranka...
View ArticleTacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Wasiir Garaad.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Dhammaanba dadka halkan hoose ku qoran oo ka mid ah Jaaliyadda reer Emarat ( UAE ) ee ka soo jeedda gobollada galbeedka Somaliland waxa ay tacsi u diraynaan...
View ArticleMadaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Abdirahman Saylici iyo wafdi uu...
Awdalpress – Borama – Wafdi culus oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane Abdirahman Saylici ayaa maanta soo gaadhay magaalada Borama iyaga oo ka qayb galaya aaska Marxuum Wasiir...
View ArticleKooxo Muruqmaal ah oo isku gadaamay buurta Siimoodi ee macdanta qaaliga ah...
Awdalpress – Baki – Illaa iyo dabayaaqadii usbuucii hore waxa degaanka gubanka si xoog leh uga socday abaabul kooxo muruqmaal ah oo yoolkoodu ahaa buurta Siimoodi. Sida wararku ku soo gaadhayaan...
View ArticleDaawo/ Golaha deegaanka ee degmada Boorama oo xilkii ka qaaday masuuliyiintii...
Daawo/ Golaha deegaanka ee degmada Boorama oo xilkii ka qaaday masuuliyiintii u saraysay golahaas, Isla markaana doortay Gudoomiye iyo K/xigeen cusub,…..
View ArticleDanjirihii Imaraadka u Fadhiyay Muqdisho oo Qarax lala beegsaday
Awdalpress–(Muqdisho) 24 Jun, 2015—In kabadan 10 qof ayaa ku dhimatay, tiro kalena way ku dhaawacantay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa is-miidaamin ayaa lala beegsaday danjiraha...
View ArticleShirkadda SHABA ma geydo Dhaleecayn aan ku salaysnayn Xaqiiqo Cilmiyaysan, ee...
Taariikhdu waa mudan, waa jire markhaati ah oo ka marag kaca guulaha iyo guul darooyinka ay aadamuhu ku soo kordhiyaan dunida, hadaba Shirkada Adeega Biyaha Awdal ee magaceeda loo soo gaabiyo SHABA oo...
View ArticleQurba-joogta D.Magaalo-Cad Oo Deeq Raashin Ah Soo Gaadhsiisay Deegaanada...
Boorama(Awdalpress) qurbo-joogta degmada Magaalo cad ee Gobolka Awdal oo deeq raashin ah soo gaadhsiiyey Deegaanada shirwac lagu baani ,walaalgoo iyo hindaysa kaasi oo bisha barakaysan ee ramadan ugu...
View ArticleAas Qaran OO Loo Sameeyey Wasiirkii Hore Ee W/Shaqada Somaliland Marxuum Garaad
Boorama (Awdalpress ) madaxweynihii hore ee Somaliland daahir riyaale kaahin ,madaxweyne ku xigeenka somaliland cabdiraxmaan cabdilaahi saylici ,raxan wasiiro ah oo ka tirsan xukuumada siilaanyo...
View Article