INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Dhammaanba dadka halkan hoose ku qoran oo ka mid ah Jaaliyadda reer Emarat ( UAE ) ee ka soo jeedda gobollada galbeedka Somaliland waxa ay tacsi u diraynaan dhamaan eheladii uu ka geeriyooday Wasiir Mahamoud Ahmed Barre ( Garaad ), sidoo kale waxa ay geeridan ka tacsiyadaynayaan shacab weynaha reer somaliland meel kasta oo ay joogaan. Waxana ay leeyihiin INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Ilaahayna waxa ay uga baryayaan in uu Marxuumka Jannadii ka waraabiyo eheladiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Aaammiin
1-Abdirahman Omer Sh Ibrahim
2-Bashiir Sh Omer Goth
3-Sacad Xaji Xirsi Cawale
4-Ahmed Abdillahi Roble
5-Mahamud Hassan Sacad
6-Mahamud Duale
7-Abdirahman Haji Ahmed Missan
8-Abdillahi Ali Bahal
10-Najiib Abdillhi Ismail
11-Omer Ahmed Bare
12-Mohamed Hassan Haji Diini
13-Noh Tukale
14-Omer Aden Liiban
15-Omer Ibrahim (OmerDubay)
Abdirahman O Sh. Ibrahim
UAE