Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Qurba-joogta D.Magaalo-Cad Oo Deeq Raashin Ah Soo Gaadhsiisay Deegaanada Walaalgoo,Shirwac iyoHindaysa

$
0
0

DeeqBoorama(Awdalpress) qurbo-joogta degmada Magaalo cad ee Gobolka Awdal oo deeq raashin ah soo gaadhsiiyey Deegaanada shirwac lagu baani ,walaalgoo iyo hindaysa  kaasi oo bisha barakaysan ee ramadan ugu deeqeen dadka ku nool deegaanadaasi .

Halka Ka Daawo :

F.G wixii Afur ah ugu hagaaji numberkaasi : 4411450 Xaliimo Xasan Nuur .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles