Golaha Deegaanka Degmada Boorama Oo Doortay Hogaan Cusub .
Boorama (Awdalpress) golaha deegaanka degmada Boorama ayaa kalfadhi aan caadi ahayn ku yeeshay xafiiska maamulka Gobolka kaasi oo ay xilkii kaga xayuubiyeen maayir degmada Boorama isla markaasina ugu...
View ArticleTaariikh Nololeedkii AUN Marxuum Maxamuud Axmed Barre (Garaad)
Taariikh Nololeed Marxuum Maxamuud Axmed Barre oo lagu Naanaysi jiray (Garaad) Waxaan uu ku dhashay magaalada Boorama sanadkii 1938. Heerarkii Wax-Barasho 1950-1953wuxuu dhamaystay Dugsiga Hoose Ee...
View ArticleDood dhex martay guddoomiyayaasha saddexda xisbi qaran oo bislay badani ka...
Awdalpress – Hargeysa – Dood uu qabtay Star TV oo lagu qabtay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland oo ay foodda is dareen guddoomiyayaasha saddexda xisbi qaran, ayaa u dhacday si miisaan culus...
View ArticleWar iyo Wacaal Waxaan Ka Idhi!
Waxa uu ahaa kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen qaybo ka mid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada Hargeysa kaasi oo ay ugu talo galeen in ay xog iyo xaqiiqooyin warar ku qotoma ka helaan...
View ArticleTacsi Tiiraanyo leh oo ku socota eheladii oday Ibrahim Yassin oo ku...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Dhammaanba dadka magacadoodu hoos ku qoran yihiin, oo deggan dalka Imaraadka Carabta, waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo ehaldii uu ka baxay Allaha u...
View ArticleDagaalyahannada Al Shabaab oo gumaad ba’an u gestay ciidammada Burundi ee...
Awdalpress – Marka – Afhayeenka ururka Al Shabaab Cali Dheere ayaa sheegay in ururkoodu ka danbeeyeen qarax iyo dagaal lala beegsaday ciidammada Burundi ee saldhiggoodu yahay gobolka Shabeellaha hoose...
View ArticleXafladdii sannad guuradii 55naad ee ka soo wareegtay xorriyaddii gobollada...
Awdalpress – Muqdisho – Habeenkii xalay waxa magaalada Muqdisha si weyn looga xusay maalintii calanka Somaliyeed laga taagay magaalada Hargeysa. Waxana xaflad si weyn loo soo agaasimay ka soo qayb...
View ArticleNin iyo libaax wada saaxiibay oo wada nool ( Video )
Markaan yaraa waxa aan maqli jiray, Libaaxu waa saaxiib fiican la noqda ninka ragga ah. Ball haddanba aan wada fiirsanno ninkani nolosha la wadaagay Libaax iyo dhashiisii, ee ay meel kuwada nool yihiin...
View ArticleDaawo| Deegaano ka tirsan Somaliland oo laga xusay maalinta Xoriyada...
Daawo| Deegaano ka tirsan Somaliland oo laga xusay maalinta Xoriyada Jamhuuriyada Djibouti ee 27 July iyo sida aan looga xusin 26 Jun guud ahaan deegaanada Somaliland,,,,,
View ArticleDaawo. Xafladaha 27 Jun ee xornimada dalka Djibouti ee lagu qabtay Holland...
Daawo. Xafladaha 27 July oo xornimada dalka Djibouti ee lagu qabtay Holland iyo meelo kale oo dunida dacaladeeda ah, Sanad guuradii 38 ee ka soo wareegtay xiligii xoriyada dalkaasi qaatay…..
View ArticleTartan adag oo aan waxba la iskula hadhin oo weli ka socda Magaalada Cadaado,...
Awdalpress – Cadaado – Shirka maamul u samaynta gobollada dhexe ayaa la soo gaadhay gaba gabadii, waxana weli socda loollankii la kala jiid jiidanayey odayada iyo xildhibaannada la doortay. Waxana...
View ArticleQayla dhaan ba’an oo ka soo yeedhaysa oday dhaqameedyada iyo Maamulka Biyaha...
Awdalpress – Dilla – Suldaan Abdi Hussein Bile iyo Xaashi Mohamed Cige oo ah madaxa maamulaha Biyaha degmada Dilla ayaa qaylo dhaan ku saabsan biyo la’aanta iyo abaaraha degmada ka jira aad uga hadlay,...
View ArticleCiidammada AMISOM oo dib u qabsaday xeryihii ay Al Shabaab ku gumaadday...
Awdalpress – Muqadisho – Xaarunta Ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin tuulada Leego ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa dib u qabsaday maalintii Jimcihii ee la soo dhaafay, ayaa la sheegayaa in ay dib ugu...
View ArticleFannaaniita Somaliyeed ee heesta qaar ka mid ah oo bishan Ramadaan bilaabay...
Muddo usbuuc ahba waxa facebook-ga ka socday tartan qori isku dhiib ah oo ay fannaaniinta heesaaga ahi ay isugu gudbinayeen akhrista Qur’aanka oo ay ku tartamayaan. Quraan akhristaa Fannaaniintaasi oo...
View ArticlePuntland iyo gobollada dhexe maxaa kala haysta?
Awdalpress – London – Faallo ku soo baxday shabakadaha ay leeyihiin beelaha Hawiye ayaa lagu xardhay wax ay ku tilmaameen ISIR nacayb ka soo burqanaya shacabka Maamulka Puntland. Kadib, markii maanta...
View ArticleHambalyo Aroos oo ku socota Said Abdirahman Sh. Ismail iyo Hinda Omer Aw...
Halkan waxa habalyo iyo bogaadin ku socota lammaanaha Said Abdirahman iyo Hinda Omer Aw Hassan oo dhawaan ku aqal galay magaalada Borama u diraya: 1. Dr Mohamed Nuh Ali iyo xaaskiisa Sahra Aw Hassan 2....
View ArticleSomaliland ma horay u socotaa? Mise dib ayey u socotaa? bal dib u daalaco...
NO COMMENT…..Bal dhagayso video-gan: Awdalpress
View ArticleXeer ILaaliyihii Guud ee Masar oo La Dilay
Qaahira ( Awdalpress) Xeer Ilaaliyihii guud ee wadankaas Masaardia oo la odhan jiray Hishaam Barakaad ayaa dil khaaris ah ku dhintey ka dib markii shalay isaga oo gurigiisa ka soo baxaya qarax lala...
View ArticleDaawo Madaxweyne ku Xigeenka S/land oo Shir Jaraa’id Kagaga Hadlay Dib u...
Awdalpress ( Hargeysa) Maanta ayuu madaxweyne kuxigeenka S/land Md. Cabdiraxmaan Saylici shir jaraa’id waxa uu ku faahfaahiyey dib u dhaca ku yimid Doorashooyinka iyo in ay bulshada Caalamku ka niyad...
View ArticleKenya, Somalia in talks to end border row out of UN court
Awdalpress 30 Jun — 2015–Kenya and Somalia are seeking an out-of-court settlement over the long-running border dispute linked to lucrative oil and gas reserves in the Indian Ocean. Foreign Affairs...
View Article