Awdalpress ( Hargeysa) Maanta ayuu madaxweyne kuxigeenka S/land Md. Cabdiraxmaan Saylici shir jaraa’id waxa uu ku faahfaahiyey dib u dhaca ku yimid Doorashooyinka iyo in ay bulshada Caalamku ka niyad jabtey arinkaas, waxaa kale oo uu sheegay in aanay ka bixin heshiiskii ay la galeen Mucaaradka.
Hoos ka daawo arimaahaas oo Faahfaahsan