Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Qayla dhaan ba’an oo ka soo yeedhaysa oday dhaqameedyada iyo Maamulka Biyaha degmada Dilla oo caalamka ugu baaqay kaalmo deg deg ah. ( Video )

$
0
0

Emergency needAwdalpress – Dilla – Suldaan Abdi Hussein Bile iyo Xaashi Mohamed Cige oo ah madaxa maamulaha Biyaha degmada Dilla ayaa qaylo dhaan ku saabsan biyo la’aanta iyo abaaraha degmada ka jira aad uga hadlay, waxana ay baaq iyo codsi kaalmo u direen hay’adaha samafallada, dawladda Somaliland iyo cid kasta oo mucaawino ka geysan karta baahiyaha aasaasiga ah ee dadka degaanku ay xilligan qabaan. ( Bal dhegeysta oo daawada Video ).

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles