Halkan waxa habalyo iyo bogaadin ku socota lammaanaha Said Abdirahman iyo Hinda Omer Aw Hassan oo dhawaan ku aqal galay magaalada Borama u diraya:
1. Dr Mohamed Nuh Ali iyo xaaskiisa Sahra Aw Hassan
2. Abokor Nuh Ali iyo xaaskiisa Ayaan Ahmed
3. Qabuul Nuh Ali
4. Sa’ada Nuh Ali
Waxana ay Ilaahay uga baryayaan in uu aqalgalkaasi noqdo kii lagu badhaadho.
Awdalpress