Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi isugu jira wasiirro iyo sanduuqa horumarinta Somaliland ayaa gurmad...

Awdalpress – Berbera – Magaalada Berbera ee ay ku taallo Marsada ugu weyn Somaliland ayaa dadka ku nooli ay biyo yaraan weyn qabaan. Waxana maanta gurmad ugu tagey wasiirro uu ka mid ahaa wasiirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Ahmed Siilaanyo oo wiilka uu soddogga u yahay iyo nin kale oo...

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta digereeto ku magacaabay  danjiraha Somaliland u fadhiya dalka Imaaraadka Carabta ( UAE ). Waxana uu u magacaabay Wiilka uu sodogga u yahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Masar: 13 Ururka Ikhaanka ah oo Qaahira Lagu Diley iyo Askar Badan oo Siinay...

Qaahira ( Awdalpress) Wararka ka imanaya dalkaasi Masar ayaa sheegaya in 13 ka mid ah ururka Ikhwaanul Muslimiinta ee dadlkaasi ay askartu ka mamnuuceen ayaa maanta waxaa lagu dilay guri ku yaalaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS: Shabakadda awdalpress maamulkeeda oo soo dhaweynaya dadka jecel in...

Hawl wadeennada  shabakadda awdalpress.com waxa  ay war gelinayaan dhammaanba akhristayaasha shabakadda in ay wax ka baddal ku sameeyeen xakamayntii wararka iyo faallooyinka xasaasiga ah. Sidaasi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisha oo si weyn looga xusay sannad guuradii 55 aad ee ka soo wareegtay...

Xaflad weyn oo si baaxad leh loo soo agaasimay ayaa habeenkii xalay lagu qabtay guriga Villa Somalia ee Madaxtooyada Somalia. Munaasabaddaasi oo ay ka soo qayb galeen Madaxweyne Hassan Sheikh, Ra’iisal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo nidar ku galay in aanu marna aqbalayn maamulka...

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha Puntland Mudane Abdiweli oo xafladdii 1da July dadka kala hadlayey meel fagaara ah ayaa si cadho ku jirto uga hadlay arrimaha Federaalka iyo Maamul goboleedka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiga dimuqraadiga Soomaalida Ethoipia oo dib u doortay dawladii M/wayne...

Jigjiga(Awdalpress) 01 July 2015, waxaa maalinkii labaad galay shirkii gudiga fulinta iyo golaha dhexe ee xisbiga dimuqraadiga Shacbiga Soomalida Itoobiya (XDSHSI) oo kasocda madasha shirarka Qaryaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

G/Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Axmed Mumin Oo Ka Hadlay Qurba-joog Xadhi Lagula...

Boorama(Awdalpress) gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga WADANI Axmed muumin seed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Boorama ayaa ka hadlay xaalada nabadgalayo ee Gobolka Awdal iyo xadhig lagula...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xarumo iyo Guryo Handi Guud ah oo Boorama Lagu Iibinayo

 War- Deg deg ah Boorama (Awdalpress)  Warar naga soo gaadhay ilo xogagaal ah oo ka tirsan golaha deegaanka ee degmada Boorama ayaa sheegaya in ay dawalada S/land Xaraashayso oo ay suuqa soo dhigtey...

View Article


DAAWO: XILDH. XASAN CAWAALE OO SHEEGAY IN CIIDAMADA MADAXTOOYADU JIDH -DIL U...

Hargeysa ( Awdalpress) Hoos ka daawo sida uu Startv u soo tabiyey warkaas xildhibaanka

View Article

Prof Samater oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadley Doodii Fagaaraha ee uu Ka Xanaaqey

Minisota ( Awdalpress) Prof: Axmed Ismaaciil oo markii ugu hireysay ka hadlay doodii fagaaraha ee dhawaan halkaasi lagu qabtey ee dhex martey isaga iyo aqoonyahano kale laakiin uu sidii loo maamulay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

FAALLADA SHABAKADDA: Deegaanka Soomaalida Ethoipia oo horumar ka sameeyay...

Deegaanka Soomaalida Ethoipia oo horumar ka sameeyay dhanka hannaanka is maamulka. Sannadkii 1991kii ayaa ahayd markii ugu horreysey ee dalka Ethoipia uu ka hana qaaday hannaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirro ka tirsan Somaliland oo haysta jinsiyadda Ingiriiska, oo lagu...

Awdalpress – London – Arrimo aan qurux badnayn oo dad badan oo reer Somaliland ahi ay ka xishoonayeen in ay sameeyaan, ayaa waxa ku dhaqaaqay laba nin oo sheegtay in ay ka tirsan yihiin Madasha Wada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheeko xanuun badan oo ka dhex dhacday lammaane muddo is qabay.

Shan sano ka dib, oo ay isku ahaayeen nin iyo naag is qaba oo nolol caadi ah ku nool, Salwa iyo Cabdallah waxa ay bilaabeen in ay su´aalo iska weydiiyaan xaaladdood guur iyo sababta Alle uu ugu arzaaqi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo meel adag maraysa.

Awdalpress – Cadaado – Tartankii ugu adkaa ee dhex maraya lix nin oo u tartamaya Madaxweynanimada Maamul goboleedka gobollada dhexe ee Galmudug oo wareeggii hore lagu kala baxay, lana kala helay:...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wareeggii saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu kala baxay,

Awdalpress – Cadaado – Labada musharrax ee wareegga saddexaad isku soo hadhay ee u tartamaya xilka Madaxweynenimo ee maamul goboleedka gobollada dhexe ee  Galmudug ayaa  Abdikariim Xuseen Guuleed uu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ku guulaystay madaxweynaha maamulka gobollada...

Awdalpress – Cadaado – Waxa lagu kala baxay doorashadii Madaxweynaha Galmudug oo u dhacay si aan rabshad iyo buuq lahayn. Waxana ku guulaystay Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ay aad isug dhaw yihiin...

View Article


Intii aan la guda gelin codaynta doorashada Madaxweynaha Galmudug, maxay...

Awdalpress – Cadaado – Doodashadan Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug ee lagu qabtay magaalada Cadaado, halkaasi oo muddo bilo ah loo fadhiyey, ayaa ugu danbayntii maanta la soo af jiray, waxana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maayirka Cusub Oo Xilkii Si Rasmiya Ula Wareegay .

Maayirka cusub ee degmada boorama iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta si rasmiya xilkii ugala wareegay iyo hogaankii hore  ee golaha deegaanka degmada boorama . Munaasibada xil wareejinta oo ka dhacday Hall...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/wasaare Hailemariam, M/waynaha DDSI,M/waynaha Oromia iyo Ismail Omar Geele...

Haramaya(Awdalpress)04.July.2015, madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo kamid ah gudiyada boardhiga jaamacadaha Ethoipia ayaa maanta kaqayb galay munaasibada qalinjabinta Jaamacada Haramaya,...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live