Awdalpress – Cadaado – Tartankii ugu adkaa ee dhex maraya lix nin oo u tartamaya Madaxweynanimada Maamul goboleedka gobollada dhexe ee Galmudug oo wareeggii hore lagu kala baxay, lana kala helay:
Natiijadda Codadka tartanka.
1-Musharax Axmed Macalin Fiqi oo helay 29 Cod.
2- Musharax Cabdikariim Xuseen Guuleed oo helay 29 Cod
3-Musharax Axmed CabdiSalan oo helay 12 Cod
4-Musharax Maxamed Afrax oo helay 10 Cod.
5-Musharax Qeybdiid oo helay 6 Cod
6- Musharax Qalaad oo helay 3 Cod
Wareeggii labaad oo isna lagu kala baxay waxa la kala helay:
1. Musharrax Axmad Cabdisalan oo helay 15 cod
2.Musharrax Axmad Macalin Fiqi oo helay 32 cod
3.Musharrax Cabdirkariim Xuseen Guleed oo helay 42 cod.
Immiga waxa lagu jiraa wareeggii saddexaad oo noqon doona ka lagu kala baxo.
Halkan si toos ah uga daawo:
http://www.axadledirect.com/channel/view/sntv-13
Awdalpress