Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wareeggii saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu kala baxay,

$
0
0

breaking-news1Awdalpress – Cadaado – Labada musharrax ee wareegga saddexaad isku soo hadhay ee u tartamaya xilka Madaxweynenimo ee maamul goboleedka gobollada dhexe ee  Galmudug ayaa  Abdikariim Xuseen Guuleed uu ku horreeyaa codadka aqlabiyadda, sidaana ku noqday Madaxweynaha Galmudug.  Halka Musharrixii la tartamayey ee  Ahmed Macallin Fiqi uu halkaa ku hadhay

Sidaasi ayaana lagu soo gaba gabeeyey doorashadii, waxana immiga la dhaarin doonaa Madaxweynaha la doortay oo ah Abdikariim Xuseen Guuleed.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles