Awdalpress – Cadaado – Waxa lagu kala baxay doorashadii Madaxweynaha Galmudug oo u dhacay si aan rabshad iyo buuq lahayn. Waxana ku guulaystay Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ay aad isug dhaw yihiin Madaxweynaha Somalia iyo beesha caalamka.
Immigana waxa la sugayaa in la guda galo cod loo qaado musharrixiinta u tartamaya Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug.
Hoolka doorashadu ka dhacday ayaana waxa immiga ka socda damaashaadkii iyo hambalyadii Madaxeynaha cusub ee gobollada dhexe ay yeesheen.
Awdalpress