Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Intii aan la guda gelin codaynta doorashada Madaxweynaha Galmudug, maxay dadka wax garadka ahi ka faalloonayeen? dareenka dadka gobolladaasi halkuu daarranaa? ( Video )

$
0
0

Awdalpress – Cadaado – Doodashadan Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug ee lagu qabtay magaalada Cadaado, halkaasi oo muddo bilo ah loo fadhiyey, ayaa ugu danbayntii maanta la soo af jiray, waxana la doortay Madaxweyne Abdikariim Hussein Guuleed, oo noqonaya hoggaamihii la isku raacay ee sida xorta ah loogu doortay gobolladaasi.

 

Haddaba intii aanay doorashadu qabsoomin ayaa SNTV iyo Idaacadda dawladdu qabatay dood iyo waraysiyo ay ku eegayaan xaaladaha ku gadaaman maamulka cusub ee Galmudug, waxana ay soo qaateen mawqifka xanaaqa ah ee ay Puntland ka is taagtay maamul u samaynta gobollada dhexe ee loo bixiyey Galmudug.

Halkan ka daawo:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles