Dagaalyahannada Al Shabaab oo la wareegey gacan ku haynta degmada Wanlaweyn...
Awdalpress – Muqdisho – Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaalyahannada Al-Shabaab ay caawa la wareegeen maamulka Degmadaasi. Dagaalyahaanada...
View ArticleXaaladda Dilla oo aad u liidata iyo Maamulka Dilla oo deeq timir ah ka helay...
Awdalpress – Dilla – Magaalada Dilla oo ka tirsan dhulka weli ay ka muuqdaan bur burka dagaalladii sokeeye, ayaa waxa ka jira abaaro, biyo la’aan baahsan iyo raashin yaraan. Waxana dadka degaankaasi ay...
View ArticlePuntland oo ku gooddiyeysa in ay bur buriso maamulka Galmudug ee lagu soo...
Awdalpress – London – Wasiir ka tirsan maamulka Puntland ayaa sii xoojeyey weerarkii media-ha uu Madaxweynaha Puntland u mariyey maamulka lagu dhisay magaalada Cadaado. Waxana uu wasiirka Puntland ee...
View ArticleMusharraxa Jamal ALi Hussein oo aad u naqdiyey siyaasadda Ali Waran-cadde (...
Awdalpress – Hargeysa – Musharraxa Madaxweynaha UCID Dr. Jamal Ali Hussein oo waraysi siiyey KalsanTV ayaa aad u naqadiyey wax uu ugu yeedhay siyaasad xumada Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ali...
View ArticleEthiopia wants to reduce its dependency on the Port of Djibouti by developing...
ADDIS ABABA, Ethiopia – Ethiopia wants to reduce its dependency on the Port of Djibouti by developing links with Mombasa Port in Kenya, Berbera Port in Somaliland, and Port Sudan in Sudan writes JOHN...
View ArticleSalaadiin ka soo jeedda magaalada Burco oo cambaareeyey xadhigga Suldaan...
Awdalpress – Burco – Oday dhaqameedyo ka soo jeeda gobolka Togdheer ayaa si adag u cambaareeyey xadhiga Suldaan Maxamed Muuse Cune, waxana ay xadhigga Suldaanka ku eedeeyeen wasiirka Arrimaha Gudaha...
View Article“HADDAANU JIRIN TUUG WAX NAGA SOO XADAY CIDDA GUBANAYSAA MAXAY U...
Hargeysa, July 6, 2015 (Awdalpress) – Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Markii ugu horraysay faahfaahin ka bixiyey Dawcad xukuumad xubno madasha...
View ArticleQalab Deeqa Ah Oo La Gaadhsiiyey Madarasadda Quraanka Kareemka Ee Sh.Nuur
Boorama – (Awdalpress) – Qaar ka mid ah qurba-joogta deegaanka sheekh Nuur ayaa agab kuraas iyo solar iskugu jirta ugu deeqay madarasada quraanka kareemka ee sheekh nuur taasi oo deegaanadaasi laga...
View ArticleWasiirka Madaxtooyda Somaliland Mudane Xirsi Xaaji Oo Degdeg Uga Jawaabay...
Hargeysa (Awdalpress)July-06-2015- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa qoraal uu soo saaray ku beeniyay jiritaanka war maalmihii u dambeeyay la isla dhex marayay oo ah...
View ArticleMaxaad kala socotaa dhaqaalaha khalkhalay iyo aftida ka dhacday dalka...
Awdalpress – London – Bangiga dhexe ee Yurub ayaa waxa uu qabanayaa shir dhanka telefoonka ah galabta, kaas oo go’aan looga gaarayo in taageero deg-deg ah la siiyo bangiyada Giriiga iyo in kale,...
View ArticleWariir Cali Waran-cadde oo ay saxaafaddu daba gashay amaradiisa iska hor iyo...
Awdalpress – London – Tan iyo maalintii uu Cali Waran-cadde amarka ku bixiyey in aan la qaabilin dadka Somaliyeed ee qaxootigaa ah, ee ka soo firxanaya dagaallada Yaman, waxa soo shaax baxaya...
View ArticleWAR DEG DEG AH: Baarlamanka Somalia oo ansixiyey guddiga Komishanka...
Awdalpress – Muqdisho – Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay cod u qaadeen xubanaha guddiga madax bannaan ee doorashooyinka Qaranka, waxaana xubnahan loo qaaday qaab cod Qarsoodi ah...
View ArticleSheekh Abdillaahi Sh. Ali Jawhar iyo cashka 1aad ee Tafsiirka qur’aanka...
Halkana kala soco Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah, oo uu innoo soo jeediyo caalimka Sh. Abdillaahi Sh. Ali Jawhar. Awdalpress
View ArticleDaawo.. Ganacsade Jaamac Oomaar oo markii u horaysay deeq raashin ah soo...
Daawo.. Ganacsade Jaamac Oomaar oo markii u horaysay deeq raashin ah gaadhsiiyay 200 qoys oo degen magaalada Dilla..
View ArticleMucaaradka Somaliland: Xukuumadda waxay heshiis la gashay dowladda Soomaaliya
Awdalpress, Hargaysa| 07 July 2015=Xisbiyada mucaaradka Waddani iyo Ucid ayaa ku eedeeyey xukuumadda Somaliland in ay heshiis qarsoodi ah la gashay dowladda federaalka ee Soomaaliya. Shir jaraa’id oo...
View ArticleDAAWO:Wasiirkii hore Arimaha Dibada S/Land Ayaa Eedeyn U Soo Jeediyey Wasiir...
Wasiirkii hore ee arimaha dibada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa eedeymo kulul u soo jeediyey wasiirka madaxtooyada somaliland Xirsi cali xaaji xasan oo ku eedeeyey in uu heshiiska la isku...
View ArticleQarax khasaare geystay oo ka dhacay maanta xaafadda Karaan ee magaalada...
Awdalpress – Muqdisho – Waxaa maanta Qarax gaadhi lagu soo xidhay uu ka dhacay Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, waxaana qaraxaasi oo sababay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo Dhaawac. Inta la...
View ArticleWax ka baro taariikhda qabiilooyinka Somaliyeed iyo asal ahaan halka ay ka...
Prof.Mohamed Abdi Gaandi oo ku takhasusay cilmiga taariikhda ayaa waxa uu maanta innooga warramayaa taariikhda asalka qabiilooyinka Somalida. Aqoonyahankan ayaa qabiilooyinka Somaliyeed u qaybiyey si...
View ArticleBaarlamaanka oo Ansixiyay Laba Guddi
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod ku ansixinta labada Guddi ee kala ah Guddiyada Doorashada iyo Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo ay soo magacawday Dawladda Federaalku. Guddiyadaasi ayaa ka...
View ArticleDAAWO: MUUSE BIIXI DIFAACA WASIIRKII HORE EE KHAARAJIGA IYO AFHAYEENKA...
“Wasiirkii Hore Khaarajigu waxa uu Ahaa nin dhalinyaro ah oo dalkiisa mudadii uu u shaqaynayey waxbadan u qabtay, sabab ala sabab loo duro Maxamed C/laahi Cumar ma jirto”Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye...
View Article