Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Baarlamaanka oo Ansixiyay Laba Guddi

$
0
0

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod ku ansixinta labada Guddi ee kala ah Guddiyada Doorashada iyo Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo ay soo magacawday Dawladda Federaalku. Guddiyadaasi ayaa ka kooban min sagaal xubnood waxaana horey usoo magacawday wasaaradda arrimaha gudaha.

Haddaba wareysiyo arrintaa la xiriira oo ay wariyayaasheena Maxamed Colaad Xasan iyo Maxamed Cabid “Sandheere” la kala yeesheen wasirka arrimaha gudaha ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” iyo Sahra Cumar Maalin oo ka mid ahayd Guddigii Qoray Dastuurka

dhageyso

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles