Prof.Mohamed Abdi Gaandi oo ku takhasusay cilmiga taariikhda ayaa waxa uu maanta innooga warramayaa taariikhda asalka qabiilooyinka Somalida.
Aqoonyahankan ayaa qabiilooyinka Somaliyeed u qaybiyey si uu ka soo dheegtay siyaabaha ay dadku isu kala yaqaannaan ama qoraalladii laga qoray qabiilooyinka Somalida.
Arrinta la yaabka leh ee uu aqoonyahankani soo kordhiyey ayaa ah in qabiilooyinka qaar aanay ahayn sida ay ku abtirsadaan iyo qabiilooyin is lahaa, balse immiga ku abtirsada qabiilooyin kale.
Haddaba casharkan oo ah kii labaad bal aan dhageysanno halka uu mariyo qabiilooyinka Somaliyeed.
Awdalpress