Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Salaadiin ka soo jeedda magaalada Burco oo cambaareeyey xadhigga Suldaan Maxamed Muuse Cun eedna dusha u saaray Cali Waran-cadde. (Video )

$
0
0

Awdalpress – Burco – Oday dhaqameedyo ka soo jeeda gobolka Togdheer ayaa si adag u cambaareeyey xadhiga Suldaan Maxamed Muuse Cune, waxana ay xadhigga Suldaanka ku eedeeyeen wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland mudane Cali Waran-cadde.

Sidoo kale waxa ay dawladda Ahmed Siilaanyo ka codsadeen in ay sida ugu dhakhso badan xorriyaddiisa u siiso Suldan Maxamed Muuse Cune.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles