Boorama – (Awdalpress) – Qaar ka mid ah qurba-joogta deegaanka sheekh Nuur ayaa agab kuraas iyo solar iskugu jirta ugu deeqay madarasada quraanka kareemka ee sheekh nuur taasi oo deegaanadaasi laga yagleelay lix bilood ka hor isla markaasina waxaa ay ka faaiideytaan dhamaan dadka ku nool deegaanadaasi .
Halkan Ka Daawo